D
Dookh Press

Dookh Press

Event Managment
Freelancer based in Somalia

Featured Clients

  UOB GAROOWE
  PSU
  Vision International College
  Som Bank
Manhal Hosbital
  Stockholms Universitet
  dawladda Puntland
Wadaagsan Company

Projects

shirwaynihii Puntland
Pinned
d
  dawladda Puntland
shirwaynihii Puntland
waa shirwaynihii koowaad ee la qabtay intii ladoortay dawladda Saciid Cabdulaahi Deni, shirkaas ayaa ahaa shir wayn oo ay kasoo qayb galeen dhammaan dadwaynaha ree puntland
February, 2019$8,000
qalin jabinta ardayda jaamacadda Boosaaso ee Groowe
Pinned
U
  UOB GAROOWE
qalin jabinta ardayda jaamacadda Boosaaso ee Groowe
xafladda qalin jabinta 5aad ee jaamacadda boosaaso Garoowe
November, 2021$1,995
qalin jabinta ardayda jaamacadaha
Pinned
V
  Vision International College
qalin jabinta ardayda jaamacadaha
xafaladii qalinjabinta ardayda ka baxday jaamacadda Amity
September, 2020$1,000
xafladda qalinjabinta dufacadii 15aad ee PSU
Pinned
P
  PUNTLAND STATE UNIVERCTY
xafladda qalinjabinta dufacadii 15aad ee PSU
waxaan xafladaan ka caawinay 1. qurxinta goobta 2. diyaarinta nidaamka cododka 3. baahinta xafladda dhanka baraha bulshada oo aan haashtaagga xafladda ka dhignay mid maalintaas ahaa kii loogu hadal haynta badnaa
December, 2021$1,550

Services

event managment
1. qaabaynta iyo qurxinta xafladaha 2. maamulista xafladha inta ay socoto 3. diyaarinta nidaamka cododka iyo iftiinka xafladaha 4. diyaarinta goobaha lagu cuntaynayo
$300 - $40,000 Per Project
Professional sound System
waxaanu dhamaan xafladaha iyo kulamada dhacayaba u haynaa nidaam codod oo dhamystiran iyada oo loogu talagalay gooba xiran sida hoolasha iyo kuwa furanba sida garoomada waxa uu nidaamkaan leeyahay samiicado ilaa 10 gaara mikarafoono casri ah oo ah kuwo waayar les ah iyo kuwo toos ahba waxa aanu cod baahiye ku filan ku xiri karnaa meel le eg garoon kubadda cagta ee waawayn ah oo kale
$150 - $15,000 Every Day
Social Media branding
gaarsiinta xafladda inta ay socoto bulshada kale ee aan kasoo qayb galin iyada oo aan xafladaas ka dhigaynao mid loogu hadal haynta badan yahay maalintaas baraha bulshada
$300 - $5,000 Per Project
Adeegyada cunada iyo Cabitaanada
waxaanu xafladaha u fudaynaa in kasoo qayb galaaysha xafladda aanu u diyaarino cuntooyinka iyo cabitaanada ay u baahan yihiin sida kuwa fudud iyo kuwa dhamayska tiran waxaanua woodnaa in aanu hal mar u adeegno dad gaaraya ilaa 2000 oo qof waxaanu kasoo shaqaynay shirar waawayn sida kii heritage, shirkii wadatashiga puntland
$5 - $30 Per Project

About Dookh Press

waa shirkad ka shaqaysaa qaaybaynta iyo maamulista xafladaha, iyada oo kamid ah shirkadaha ugu waawayn ee dalka kajira, waxa ay shirkadaan shaqadaan ku jiraty sadexdii sano ee ugu dambeesay iyada oo qabatay inta badan kulamdii ugu waawaynaa ee dalka ka dhacay sida shirkii wadatashiga puntland, carwadii ganacsiga puntland, madasha aragti wadaaga ee Hiritage, xuska kowda ogosto , sanadguurada caleemasaarka madaxwaynaha iyo kwa kale oo ay qabatay

Categories
Logo DesignerCustomersContentOnline AdsInformation PlatformSee More
Social Links
Address Somalia
Testimonials & ReviewsThere are currently no testimonials here. All testimonials for Dookh Press will show up here
Reviews

Liked the work?

Let’s discuss your next awesome project.
Join Refrensand Connect with 1000s of Creators and Entrepreneurs like Dookh Press
Report this profile